Daadad ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha wadanka Shiinaha ayaa waxaa ku dhintay in kabadan 10 ruux halka boqolaal ruuxna ay ku qasbanaadeen in ay iskaga barakacaan guryahooda. Dadka iskaga barakacay…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor ) ayaa Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidanka ee TurkSom ee Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintaan ayaa…
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Baarlamanka maamulka Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in wadahadal iyo wadatashi looga gudbi karo marxaladda uu dalka marayo Guddoomiyaha Baarlamanka Jubbaland ayaa…
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









