Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 26 qof oo cusub,…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi, ayaa maamul u cusub u magacaabey Degmada Waajid ee Gobolka Bokool. Guddoomiyaha Degmada Waajid loo magacaabay Maxamed Yuusuf Cali…
Taliska Guutada 15aad oo kaashanaya Taliska Qaybta 27aad ayaa ku guuleestay inay kala qaadaan maleeshiyaadkii dhawaan ku dagaalamay deegaanada’ Mirijibaaley,Ceyrdaye iyo Miiracad oo dhamaantood hoostaga degmada Maxaas ee gobolka hiiraan…










