heestan waa hees qaraami ah waxaana kuluuqeya xasan aadan samatar waxaana maskaxdiisa kasoo go odey abwaan sahal macalin ciise allaha unaxariiste waxaana idin soo diyaarisey wadaninews24 iyo radio warsan heestan…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro: Banaanbax Lagu Taagyeerayo Amniga Oo Maanta Ka Dhacey Baydhabo,,,
written by Warsan Radio
Waxa maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka dhacey Banaanbax ballaaran oo lagu taagyeerayo Amniga isla markaana lagu diidanaa waxyeeleynta Shacabka Magaalada Baydhabo. Banaanbax waxa ka Qiib qaadayey Ururka…
