Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Meela Badan Taabanaayo aanu Layeelanay Gudoomiyihii Hore Afgooye Cabdiqani Dadka Xilalka Loodhiibay uma Dhalanin Deegaanka..
wareytsi mela badan tabanaayo aanu layeelanay Gudoomiyihii hore Afgooye Cabdiqani dadka xilalka loodhiibay uma dhalanin deegaanka gudoomiyaha wuxuu kela cadeeyey inusan baxsanin wararka lasdhaxmaraayo ayaa sheegayaa gudoomiyihii hore uu ka…
Dhageyso:-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii
baydhabo WSR..-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii oo kooban. Dhageyso:-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii was last modified:…
Dhageyso;-Wasiirka Dastuurka Konfur Galbeed Soomaaliya Cabdulqadir Nuur Caraale oo warasi siyey warbaahinta KGS,
Baydhabo–WNN–Wasiirka Dastuurka Konfur Galbeed Soomaaliya Cabdulqadir Nuur Caraale oo warasi siyey warbaahinta Koonfur Galbeed Soomaaliya wasiirka ayaa ka hadlay shirka ka soconayo magaalada baydhabo ee dib logu egayo dastuurka dalka…
Dhageyso:- Shaqaalaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Tababar Loo Qabtay,,
Shaqaalaha Wasaaradaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Tababar u Qabtay, Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalimiga Ee KGS Maxamed Xaaji…
