warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Awaamiir uu Soo Rogay Maamulka Degmada Baydhabo ee Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin..
written by Warsan Radio
Dhageyso:-Awaamiir uu Soo Rogay Maamulka Degmada Baydhabo ee Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Gudoomiyaha ayaa ka war bixiyey sababta ay awaamiirtaan ay u soo rogeen waa kan wareysiga Dhageyso:-Awaamiir…
Daawo muqaalkaan:-shaqo abuuris ay ku sameeyeen ururka arlaadii aid ayaa ku fuliisay gobalka shabeelada Hoose ee magaalada Afgooye,,
written by Warsan Radio
AFGOOYE–WNN–arlaadii aid ayaa waxaa lagu xasuustaa inay ay markastaba ayaa garabtaagantahay arrimaha bulshada ee dadaka masaakiinta waxaba haysanin ayaa maalamihii la soo dhaafay shaqo abuuris ay ku sameeyeen ururka arlaadii…
Dhageyso:-Wareysi oo Meela badan Taabanaayo oo aanu Layeelanay Xidhibaan ka Tarsan BDF Soomaaliya Yaaqub Cali Maxamed Cali Ku Sugan Dalka Teliyaaniga.
written by Warsan Radio
ROOMA–WSR–Wareysi oo Meelabadan Taabanaayo oo aanu Layeelanay Xidhibaan ka Tarsan Baarlamaanka Dowlada Fadaraalka Soomaaliya yaaquub cali maxamed cali oo ku sugan dalka teliyaaniga ee mugaalamadaxada ee dalkaasi roma xilabaankaasi ayaa…
