Gabdhaha Qurbojoogta ee ku nool dalka ingriiska ee birhigam ayaa Magaalada Baydhabo bukaan Jooga waxay soo gaarsiiyeen lacag aad u farabadan taasoo bukaan kasto lasiyey 400,000 iyadooo tirada rasmiga ee…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Howlgal Ka Dhan Ah oo Ka Bilaaba naayo Degaanada KGS,sidaas Waxaa Yiri Teliyaha Ciidanka KGS,
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Wuxuu Digniin Adag udiray Askarta Lacagaha Ka Qaada Gawaarida Ka Shaqeysa Magaalada Baydhabo Wuxuu Sheegay iney Jiri Doonaan Howlgalo Askartaas Lagu Baacsanayo. Ibraahim Macalin Kutub,…
