Midowga Yurub ayaa ogolaaday inuu bixiyo 17.2 milyan oo Yuuro ah oo lagu taageerayo wadamada Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan. Taageeradan dhaqaale ayaa loogu talo galay wax ka qabashada xaaladdaha…
Category
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha iyo Golaha Baarlamaanka HirShabeelle oo ansixiyey guddi cusub oo doorasho
written by HAJI
Baarlamaanka cusub ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay meenta ku yeesheen magaalada Jowhar, waxay ku ansixiyeen xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaas. Gudoomiyaha dhawaan la doortay ee…
Wafdi uu hogaaaminayo wasiirka Dastuurka dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay, wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhaweyay, Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan Dowlad…
Maamulka Koonfur galbeed oo mamnuucday isticmaalka iyo ka ganacsiga daawada Tramandol
written by HAJI
Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa mamnuucay isticmaalka daawada Tramandol kadib markii maamulku sheegay in hab qaldan oo loo isticmaalay ay ka dhalatay dhibaatooyin caafimaad. Tramadol waa daawo xanuun baabi’iye ah…









