Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee…
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa maanta la soo saaray. Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ansixiyay Guddiga doorashada uu maalin ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladdu magacaawday.…
Wasiir Qorshaynta X.F.S “ waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday”
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan…










