Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal ku matala Koonfur Galbeed. Xubnaha Guddiga uu Magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka kooban…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Akhriso Magacyada: Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi/Somaliland. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood…








