Hoos ka dhageyso Ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan uga hadleyno Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo
Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena