Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay shuruucdeedii ugu horreeyay ee cuntada oo faahfaahsan, kuwaasoo loogu talo galay dhallaanka iyo carruurta. Warbixin uu soo saaray guddiga talobixinta cuntada, ayaa lagu sheegay in…
Category
WARARKA MAANTA
Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeyn culus la beegsaday Xarun idaacadda Al-Shabaab ee Andulus ku leedahay deganka Kuunya-Barroow ee gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana duqeyntaas ka dhashay khasaaro kala duwan. Al-Shabaab…
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaradeed oo xalay ka dhacday deegaanka Kuunyabarow ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday xarun Idaacadda Al-Shabaab ee Al-Furqaan. Duqeyntaas oo…










