Gelinka dambe ee Maanta ayaa waxaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaa soo sanadkaan markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Garoowe maadaama…
Inta la xaqiijiyey seddax askari oo ka tirsanaa ciidanada booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu dilay qarax is-miidaamin ah oo barqadii maanta ka dhacay inta u…
In k badan 2 kun oo ruux ayaa iskugu soo baxay dabaaldega sanadka cusub ee 2021 oo ka dhacay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayadoo dawladu mamnuucday isku imaatinka…
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya ayaa soo saartay liiska saraakiil ay sheegtay in laga dilay xisbiga Tigray-ga ee TPLF. Saraakiishaas ayaa ku dhintay howlgalkii dhawaan ay milatariga Itoobiya ka fuliyeen…