aydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble “Argagixisadu waxa ay ka soo horjeedaan nabadda iyo horumarka,”
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ee…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Saldhigga Ciidamada Ballidoogle ee gobalka Shabeelaha Hoose, iyadoo ay ku soo dhoweeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho safiirka Dowladaha Turkey iyo Safiirka Dowlada Qatar ufadhiya Soomaaliya Madaxweyne Lafta-gareen ayaa safiirka Turkiga Mehmet…








