Wasiirka cadaaladda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hooyo Luul Cusmaan ku wareejiyay wiilkeeda oo muddo ku xernaa xabsiga dhaxe ee Xamar kadib markii lagu xukumay kiis la xiriira xatooyo hanti…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta, Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland, Valentin Zellweger. Danjiraha Ururka Jaamacadda…
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Stephen Townsend oo booqasho ku joogga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa…









