Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay booqasho ku tegay magaalada Xudur ayaa xalay halkaas kulamo ka bilaabay. Xudur ayaa sidii uu…
WARARKA MAANTA
Laftagareen oo balanqaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan go’doominta looga qaadayo degmada Xudur
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen oo ku sugan degmada Xudur ayaa kulan la yeeshay maamulka iyo waxgaradka qeybo ka mid ah deegaannada gobolka Bakool. Ujeedada kulanka…
Wasiirka Difaaca Dowladda Britain ayaa faahfaahin ka bixiyay howlaha ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga iyo tababarada ciidamada Dowladda ku sugan gobollada Koonfurta dalka Soomaaliya. Isagoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Lafta Gareen oo saraakiisha ciidanka kala hadlay sidii go’doonka looga qaadi lahaa Xudur
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa degmada Xudur kulan kula qaatay saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya. Kulan ayaa waxaa looga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga…









