Dhageyso Ku celis Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta waxa kaga hadleynaa waa Sideen u quudinaa qoysaskeena? Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Qaramada midowe…
Category
WARARKA MAANTA
20ka Janaayo oo maalin kaliya ka harsantahay waa maalinta xilka Madaxtinimo ee Mareykanka loo caleema saari doono Madaxweyne Joe Biden, Maamulkiisa cusub ayay Warbaahinta Mareykanka tilmaameen inuu isbadal kusamayn doono…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Maanta kormeer ku tegay wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Wasiir Dubbe…









