Kabul(WRB)Waxaa weerar lagu qaaday dhismo ay ku badan yihiin dadka ajaaniibta ah ee qandaraaslayaasha ah oo ku yaalla dalka Afghanistan. Weerarka oo loo adeegsaday gaari xamuul oo waxyaabaha qarxa laga…
WARARKII MAANTA
-
-
Gondar(WRB)Tobannaan kun oo dibad baxayaal ah oo ka soo jeeda qowmiyadda Axmaarada ayaa waxa ay ka qeybgaleen isu soo bax ka dhan ah dowladda Itoobiya. Mudaaharaadka ayaa waxa uu ka…
-
Malaysia(WRB)Sharci dhanka amniga ah ayaa ka dhaqan galay dalka Malaysia. Sharcigaasi waxa uu Ra’iisul wasaare Najib Razak uu siinayaa awood cusub. Ra’iisul wasaaraha waxa uu sheegay in sharcigan uu u…
-
maqal iyo muqaalWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daawo Muqaalkaan WAR SAXAFADEED KASOO BAXEY SHIRKII MAANTA GOLAHA SIYAASIYIINTA
by Warsan Radio August 2, 2016WAR SAXAFADEED KASOO BAXEY SHIRKII MAANTA GOLAHA SIYAASIYIINTA Kulan ay isugu yimaadeen golaha siyaasiyiinta Da’da Yar manta oo taariikhdu tahay 31-july -2016. Waxaa looga hadlaayey doorka dhalinyarada ay kuleeyihiin siyaasada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Galmudug oo baaq u dirtay beelo ku dagaalamaya Galgaduud
by ATEERA August 2, 2016Xiim=cade(WRB)Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo nabadeed oo lagu xalinaayo xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Jubbaland oo iska fogeysay eedeeyn uga timid maamulka gobolka Gedo
by ATEERA August 2, 2016Kismaayo(WRB)Maamulka Jubbaland ayaa iska fogeeyay eedeeyn ka ka timid maamulka gobolka Gedo , taasoo aheyd in raashin deeq ah oo loogu tala galay shacabka kunool gobolka Gedo lagu musuq maasuqay…
-
Lamu(WRB)Ciidanka dowladda Kenya ayaa saakay howlgal ka wadda deegaano hoos yimaada degmada Luma ee dalka Kenya , ka dib markii ay soo baxday cabsi ku aadan in dagaalyahano ka tirsan…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Ciidanka dowladda oo howlgalo ka wada degmada Beled-Xaawo
by ATEERA August 2, 2016Beled-Xaawo(WRB)Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgalo ka wada degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo . Howlgalka ayaa lagu baadigoobayaa rag hubeysan oo la aaminsan yahay in ay ka tirsan ururka Al-Shabaab…
-
WARARKII MAANTA
Farmaajo oo Dowladda ku eedeeyay ammaanka iyo Siyaasada inay ku fashilantay
by ATEERA August 2, 2016(WRB)Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ku eedeeyay Dowladda Federalka Somaliya inay ku fashilantay dhanka Siyaasada iyo Suggida ammaanka. Farmaajo ayaa sheegay Dowladda in laga doonaayay…
-
WARARKII MAANTA
Wakiilka midowga Afrika oo amaanay booliiska Uganda ee Soomaaliya ka howlgalaya
by ATEERA August 2, 2016Uganda(WRB)Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay askarta booliis ah ee ciidanka Uganda ka tirsan oo qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika…
