Miami(WRB)Saraakiisha dhanka caafimaadka ee dalka Mareykanka waxay laba jibaareen digniinaha ay ka bixinayaan halista ay dumarka uurka leh ugu jiraan xanuunka Zika oo ka dillaacay magaalada Miami ee gobolka Florida.…
WARARKII MAANTA
-
-
Ninka taajirka ah ee Mareykanka u dhashay ee ganacsada ah, Warren Buffett, ayaa waxa uu ku xujeystay musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump inuu shaaciyo canshuur celinta uu sameeyay. Mr Trump…
-
WARARKII MAANTA
Ciidamo AMISOM ah oo lagu maxkamadeynayo magaalada Muqdisho
by ATEERA August 2, 2016Muqdisho(WRB)Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya maxkamadeynta ciidamo ka tirsan AMISOM, oo horey ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ay soo qabteen iyaga oo iibinaya raashin iyo shidaal loogu talo galay AMISOM. Ciidamada…
-
WARARKII MAANTA
HAMBALYO: MAAMULAHA LABAAD EE SHIRKADA AFGAAY TECHNOLOGY IYO MARWADIISA OO UU WIIL UGU DHASHAY DALKA HOLLAND
by ATEERA August 3, 2016Heerenveen(WRB)- Maamulaha labaad ee shirkada Afgaay Technology It design Maxamed Ibraahim Cali iyo marwadiisa Faadumo Ibraahim Xuseen ayaa waxa uu wiil ugu dhashay magaalada Heerenveen ee dalka Holland taariikhdu markay…
-
WARARKII MAANTA
Abu Musab al-Barnawi oo loo magacaabay Hogaamiyaha Ururka Boko Haram
by ATEERA August 4, 2016Nigeri(WRB)Abu Musab al-Barnawi, ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay Hogaamiyaha Ururka Boko Haram, oo ka dagaalama Wadanka Nigeria iyo qaybo ka mid ah Galbeedka Qaaradda Afrika. Muuqaal ay Arbacadii…
-
WARARKII MAANTA
Tooshka ciyaaraha Olympiga ayaa gaaray magaalada martigelineysa ee Rio de Janeiro
by ATEERA August 4, 2016Tooshka ciyaaraha Olympiga ayaa gaaray magaalada martigelineysa ee Rio de Janeiro, ka dib 3 bilood oo lagu soo wareejinayay magaalooyinka dalkaasi Brazil. Waxaa magaalada laga soo geliyay dhanka badda, ayadoo…
-
Afhayeen u hadlay siyaasiga South Sudan u dhashay ee Riek Machar, ayaa ka digay in dalkaasi uu dib ugu laaban karo dagaalkii sokeeye haddii aanay soo faragelin Midowga Afrika. Mabior…
-
WARARKII MAANTA
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Maanta la soo Gabagabeynayo
by ATEERA August 4, 2016Muqdisho(WRB)Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta diiradda lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka…
-
Muqdisho(WRB) – Dowlada Ugandha ayaa ciidamo Boolis ah usoo dirtay magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku biiri doona ciidamada dalkaasi kasoo jeeda ee qaabka howlgal u jooga dalka Somalia. Ciidamadaani ayaa…
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daawo Vedio Shir looga hadlayo tayeynta iyo dhismaha Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
by Warsan Radio August 4, 2016Shir looga hadlayo tayeynta iyo dhismaha Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socda…
