Daawo Muqaalka Tababarkan manta magaalada baydhabo uga farmay wariyaal ka socdey idaacadaha qaar ee dalka
Tababarkan manta magaalada baydhabo uga farmay wariyaal ka socdey idaacadaha qaar ee dalka kuyaala ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb galey ku simaha Madaxweynaha koonfur galbeed ahna gudoomiyaha barlamaanka,wasiirka arimaha gudaha,Mas,uulin…
