DFS & dowlad Goboleedyada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka socda dalka
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Muqtaar Rooboow Cali iyo Wasiirada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada. Kulanka oo…
