Dagaalkaan Ayaa Yimid Kadib Markii Ciidamada Booliska Dowlada Goboleed Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Urarka Al Shabaab Oo Ay Dagalameen Inta Udhaxeeysa Degmada Baydhabo Iyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Katirsan Gobolka Baay.
Inta La”ogyahay Qasaaraha Soo Gaarey Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Ah Sedex Dhimasha Iyo Labo Oo Dhaawac Ah Dhanka Al Shabaabna Sida Ay Xaqiijiyeen Sarakiisha KG In Ay Jiraan Qasaaro Iskugu Jira Dhimas Iyo Waacaw.Oo Kasoo Gaarey Dagaalkaasi.
Taliye-Kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase Oo Aan Qadka Telefoonka Kula Xiriirey Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dagaalkaan Qasaarada Badan Dhaliyey Oo uu Udhaxeeyey Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Urarka Al Shabaab.
Dhanka kale Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Siiwadi Donaan Dagaalada Ay Kula Jiraan Urarka Al Shabaab Oo Wali Ay Kusugan Yihiin Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolada Baay Iyo Bakool.
Ma Ahan Markii Ugu Horeysey Ciidamada Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Ururka Al Shabaab Ay Ku Dagalamaan Inta U Dhaxeysa Magalada Baydhabo Iyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo 30 KM Baydhabo Dhanka Goonfurta Kaga Beegan.
W/Q/Wariye FEYSAL DHAYOW XUSEN Xafiiska Magalada Baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay