{WARSANRADIO}Caawa Waxaa Shabakada Warbaahinta Warsan Ee Baydhabo Tartan Xiiso Leh Ku Dhexmarey Xaafadaha Kala Ah .
Salaamey (B) Wadajir (B) iyo Berdaale (B ), Tartankan oo Ahaa Mid Ay ku Kala Baxayeen Xaafadaha Tartamey isla markaana Ahaa mid Sama Feenel Ah .Waxaa Xaafad kasta Cawaa Laweydiiyey Su’aalo Gaareya 8 iyadoo Wadarta Guud Ee Su’aalaha Ay Ahaayeen 24 Su’aalod
Tartanka oo Ahaa Mid Xiiso Leh oo Ka duwan Tartamadii Soo Marey Idaacada Warsan Ayaa Waxaa Caawa Feenelka Tartan Aqooneedka Warsan iska Xaadiriyey Xaafada Berdaale (B) oo Ku reebtey 6 Dhibcood Xaafadaha Kala Ah Salaamey (B) iyo Wadajir (B) oo laka imaadey Min 4 dhibcood .
Berdaale (B) oo Caawa U gudubtey Feenelka Ayaa Waxaa Ay Sugi doontaa Xaafadaha Salaamey (A) iyo Howlwadag (B) oo Habeen Dambe Ciyaari Dona Midii Soo Baxda .