Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo bandhigay qodobada waxaa bedelka lagu sameeyay ee kamid ah Xeerarka doorashooyinka ay dooodiisu wadaan Xildhibaannada Golaha Shacabka.
27 Qodob ayaa wax ka bedel lagu sameeyay xeerkii doorashooyinka Guddiga wadajirka Labada Aqal ay soo diyaariyeen, taasoo todobaadkan uu bilaabay in Golaha Shacabka ka doodo, iyadoo qodobo la isku ogaa la tiray, waxaana Guddoomiyaha Aqalka sare uu sheegay in aanay sharci aheyn.
Hoos Ka Akhriso 27 qodob ee waxka bedelka lagu sameeyay.