Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Wareegto ka soo baxdey Xafiiskiisa loogu magacaabey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abdullahi Ali Maxamed Watiin.
Hoos ka Aqriso Wareegtada kasoo baxady xafiiska Madaxweynaha