Natiijada Tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan.Caawa waxaa tartamey Xaafadaha kala ah Holwadaag B iyo Duynuuney A
Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo su’aal
Tartankooda waxaa uu ku soo idlaadey.
Holwadaag B14 dhibcood Holwadaag B 10 dhibcood
Sidaasna waxaa tartanka badiye caawa Duynuuney A 14
Aqriso+Dhageyso:-Natijada tartan aqooneedka bisha Ramadaan EE Idaacada Warsan
previous post