Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban oo wada kulamo uu codka kalsoonida uga raadinayo Xildhibaannada written by Warsan Radio 19/06/2022 Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ka wadaa kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.Xalay waxaa uu Muqdisho kulan gaar ah uu kula qaatay Xildhibaano kasoo jeeda degaannada Hir-Shabeelle oo ay kamid ahaayeen Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) iyo Cusmaan Maxamed Cabdi ( Daalo) iyo Xildhibaano kale.Dhawaan sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, isaga oo ka codsaday inay kala Shaqeeyaan in uu helo codka kalsoonida Baarlamaanka.Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu Baarlamaanka horgeeyo Ra’iisul Wasaaraha uu Magacaabay ee Xamsa Cabdi Barre si ay codka kalsoonida u siiyaan si uu u soo dhiso Golihiisa Wasiirada. Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban oo wada kulamo uu codka kalsoonida uga raadinayo Xildhibaannada was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxamed Bin Salmaan oo booqasho deg deg ah ku tagaya dalka Turkiga next post Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirka Booliska Adduunka oo Maanta furmaya You may also like Dhageyso:-Dood ku saabsan tiirarka cadaalada. 07/08/2020 Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Garoowe 26/12/2020 Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif oo ka digey dib u dhaca doorashada 18/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Golle-Joog BBC Media Somali iyo Warsan Radio 07/07/2020 Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay degaano horleh 16/08/2023 Xildhibaano War kasoo saaray dagaalka Magaalada Laas-Caanood 07/02/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 30/11/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/08/2020 Dhageyso+Sawwiro:-Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Wejiga2aad Shan Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka 28/12/2017 Dhageyso: Maxay Tahay Muhiimada Ay Leedahay Waxbarashada Gabdhaha? 27/03/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.