DEG DEG: Nin hubeysan oo weerar ku qaaday xarun laga dukaamaysto written by Warsan Radio 03/07/2022 Booliiska Denmark ayaa sheegay in nin hubaysan oo rasaas ooda uga qaaday dad ku sugnaa goob laga dukaamaysto.Xarunta ayaa ku taal magaalada Copenhagen ee caasimada ah Denmark.Dad badan ayaa dhaawac iyo dhimasho soo gaartay sida laga soo xigtay Booliiska.Nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey weerarka ayaa Booliisku gacanta ku dhigeen. DEG DEG: Nin hubeysan oo weerar ku qaaday xarun laga dukaamaysto was last modified: July 3rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Turkiga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Akhriso:-Saraakiil tirsan hay’adda Nabad-sugida oo shaqadii laga joojiyay 16/07/2018 Wasiirka Amniga oo kasoo horjeestay kalsooni kala noqoshada xukuumadda Kheyre. 25/07/2020 Wasiirkii arrimaha dibada Syria oo geeriyooday 16/11/2020 Dhageyso+Sawiro :-Barnaamijka Wacyi Galinta Haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb galka Siyaasada Dalka. 20/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/07/2021 Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo Amar siiyay dhammaan hay’adaha Dowladda 06/08/2023 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 23/09/2023 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Soomaliya oo ay ka socota Muqdisho 21/02/2022 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 04/09/2022 Aqriso+Sawiro:-Madahweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbed Soomaaliya oo kulan la qaatey Dhalinyarada Degmada Waajid. 20/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.