Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay 01/06/2022 Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigey qaar kamid ah maxaabiistii ka baxsatay xabsiga Boosaaso 06/03/2021 Wasiirada Magacaaban oo Golaha Shacabka codka kalsoonida uga raadinaya Xukuumadda 04/08/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/11/2021 Akhriso:-Ciidamada Boliska Baardheere ku toogtay haweeney la sheegay in walxaha qarxa ku xirnaa 08/08/2019 Shiinaha oo dhaqaale ugu deeqay dadka Soomaaliyeed ee daadadku waxyeeleeyeen 13/08/2020 Sawiro;-M/ Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya. 08/09/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar culus dul dhigey Wasaaradaha dowlada 31/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 30/08/2023 Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay Dadkii Lagu Laayay Degmada Waajid 25/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.