Faah faahin:- Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo la toogtay written by Warsan Radio 08/07/2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa la toogtay xilli uu khudbad ku saabsan ololaha doorashada ka jeedinayay magaalada galbeedka ku taal ee Nara, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas.Qaar kamid ah ilaaladiisa iyo Ciidamada Ammaanka dalka Japan ayaa Isbitaalka ula cararay Ra’iisul Wasaare hore Shinzo Abe mid si loola tacaalo xaaladiisa Caafimaad.Warbaahinta la howlgasha dalka Japan ayaa baahisay Sawirada Shinzo Abe oo dhulka jiifa, isla markaana dhiig badan uu ka daadanayo, iyada oo ay kor taagan yihiin saaxiibadiisa gaarka ah iyo mid kamid au Carruurtiisa.Dad ku sugnaa Goobta uu khudbadda ka jeedinayay Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in xilliga rasaata ay dhaceysay iyo dhaawaciisa aan waxba u dhaxeyn, isla markaana ay aaminsan yihiin in meel u dhow laga soo toogtay.Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyadda toogashada Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe, iyada oo Booliska ay baaritaano wadaan. Faah faahin:- Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo la toogtay was last modified: July 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post laamaha Amniga Puntland oo lagu wareejiyay Nin dil ka geystay Gobolka Sanaag You may also like Dhageyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 29/01/2021 Taliyaha ciidanka booliska oo faray booliska inay xoojiyaan Nabadgelyada 04/05/2021 Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga XFS 15/02/2024 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/08/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhaxal-sugaha Sucuudiga kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab 11/12/2022 Madaxweynaha puntland saciid Deni ayaa kulan la qaatay Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka Itoobiya 22/08/2022 Wada-hadallada Xukuumadda Somaaliland & mucaaradka oo Maanta sirasmi ah u billaawday 13/07/2022 Daawo {Video}:-Maalinta caruurta oo manta laga xusay Magaalada Baydhabo iyo aduunka 20/11/2016 Diyaarad siday Gargaar oo lagu rasaaseeyey Gobolka Baay 25/05/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.