Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 30/05/2020 Soomaaliya oo ka gudubtay wajiga koowaad ee ku biirista Dalladda Bulshada Bariga Afrika 26/10/2022 Agaasimaha SONNA oo hambalyo ku aaddan sannad guuradii 57-aad u diray shaqaalaha wakaaladda iyo shacabka Soomaaliyeed 05/01/2021 Midawga Yurub oo qorshaynaya inay taageero milari u fidiyaan Ukraine 13/12/2022 Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab 19/10/2022 Guddiga Doorashada Lagu Muransan Yahay Ee Koonfur Galbeed Oo Ku Laabtay Baydhabo 05/01/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan 03/08/2022 Ciidanka Dowladda oo Kaabiga ku haya Ceelbuur iyo Galmudud oo war soo saartay 23/08/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 10/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.