CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe written by Warsan Radio 15/10/2022 Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa xalay AlShabaab kala wareegay degaano ka tirsan Shabeellaha dhexe.Degaanada Ciidamadu la wareegeen waxaa ka mid ah degaanka Istaraatiijiga ah ee Xawaaldeey oo hoos-yimaada degmada Balcad ee G/Sh/ Dhexe.Xawaadleey oo ku taala bartamaha Jowhar iyo Balcad ayaa sanadihii lasoo dhaafay waxaa ku sugnaa Al-Shabaab taasoo sababtay in uu istaago isu-socodka Jowhar iyo Balcad.Sidoo kale, Xawaadleey waxaa ku taala Buundo isku xirta 2-da Shabeelle waxayna Al-shabaab u isticmaali jireen marin ay isaga gudbaan ilaa meelo kamid ah gobalada dhexe.Ciidanka qabsaday Xawaadleey waxaa hogaaminaya Korneel lagu magacaabo Abuukar Boonoow oo katirsan CXD. CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dad dhimasho iyo dhaawac ku noqday Gaari qarax ku qabsaday degaanka Xaawa Cabdi next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka 24/07/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/06/2022 Faah Faahino ka soo baaxaya Dab ka kacay Suuq ku yaala Magaalada Jig jiga 08/07/2023 Turkiga Oo Gaadiid Dagaal Ku Wareejiyey Soomaaliya 26/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 07/01/2021 Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan 30/07/2022 Video:-Xildhibaan Afaraale Ayaa Maanta Si kulul Hadlay Qabadka Amisom Gaar ahaan Kuwa jooga Deegaanada KGS 17/10/2017 WHO oo baaq kasoo saartay dib u furista duulimaadyada Afrika 03/07/2020 Dhageyso:-Qudbada jumcaha qaybtii 1aad 19/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.