Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho written by Warsan Radio 15/10/2022 Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa goordhow degmada Warta-nabada ee magaalada ku dishay mid kamid ah ergooyinkii soo doortay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdi Caraaye Maalin, waxaa dhowr xabadood looga dhuftay qeybaha sare ee jirka, iyadoo kooxdii dilka geysatay ay hore u sii qaadatay qori uu watay marxuumka.Marxuum Caraaye waxa uu kamid ahaa ergadii Galmudug kusoo dooratay xildhibaanada baarlamaanka 11-aad, iyadoo dilkiisa ay sheegatay kooxda Al-Shabaab.Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howgallo. Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya You may also like Shiinaha oo laga bilaabay qaadashada tallaalka Covid 19 04/01/2021 Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay saddexdii bilood 16/05/2017 Dhageyso:- Fahfaahin Dagaalka ka Dhacay Magaalada Jubba ee koonfurta sugan. 11/07/2016 Dhageeyso:- Af-hayeenka Madaxtooyada K.G.S oo aqrinaya Magacyada Wasiirada. 30/07/2017 Dhageyso;- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 24/09/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 11/09/2022 QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan Soomaalida 09/07/2022 Soomaaliya iyo Finland oo ka wada-hadlay gurmadka Abaaraha iyo dib u heshiisiinta 19/07/2022 Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Faransiiska ee guuleystay 25/04/2022 Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga 26/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.