Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya written by Warsan Radio 15/10/2022 Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda federaalka ayaa ka dalbatay dhigeedda Cadaaladda iyo Dastuurka in ay shatiyada kala noqoto nootaayooyinka “sida tooska ah ula shaqeeyo argagixisadda”.Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsiga iyo Warshadaha, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo sheegay in ganacsatada ay “si toos ah uga qeyb-qaataan dilka shacabka” ayaa sheegay in dowladda ay la wareegi doonto hantida shirkad kasta oo lagu helo in ay gacan-saar la leeyatay argagixisada lagana laaban doono shatiga. Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho next post Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika You may also like Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul wasaaraha oo Hambalyo u diray Xulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO” 31/12/2020 Hoggaamiyihii kooxda Boko Xaraam oo geeriyooday 07/06/2021 Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay sarkaal katirsan Al-Shabaab 21/03/2022 Banaan bax balaaran oo goordhaw ka bilowday magaalada Muqdisho 28/06/2020 Ciidamada dowladda oo dib uga soo baxay Magaalo ay qabsadeen & Al-Shabaab oo la wareegay 10/07/2023 Akhriso+Sawiro:- Inkabadan 30 Wariye ayaa tababar hal maalin soconaya ugu soo dhammaaday magaalada Baydhabo. 29/11/2018 Malateriga Afghanistan Oo Howl Gal Ka Dhan Ah Daalibaan Ka Fuliyay Waqooyiga Dalkaasi 12/07/2021 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/07/2022 AMISOM oo qiratay in dadkii ay ku dileen Golweyn ay ahaayeen dad rayid ah 22/08/2021 Dhageyso Barnaamijka Arimaha Gaar Ahaan Caafimaadka 11/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.