Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika written by Warsan Radio 16/10/2022 Soomaaliya ayaa ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay South Sudan ciyaar ka dhacdey magaalada Addis Ababa.Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay guusha weyn ee ay gaareen Kooxda Xulka Qaranka ee Da’yarta ka yar 17 sano.Kooxda oo cayaarta final-kaga adkaatay South Sudan 3 — 1, ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse uu sheegay inay umadda Soomaaliyeed u soo hooyeen guul, sharaf iyo magac.Mudane Xamse oo habeen hore kulan dhiirigelin iyo dardaaran ah la yeeshay kooxda iyo macallinkooda, ayaa sheegay inay ka soo dhalaaleen doorkooda — shacabka Soomaaliyeed iyo Xukuumadoodana ay si heer sare ah u soo dhaweyn doonaan. Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika was last modified: October 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qarax ka dhacay dalka Turkiga You may also like Madaxweyne Trump oo baajiyey Shirweynaha xisbi xaakimka Jamhuuriga 24/07/2020 Bangiga Adduunka oo u ansixiyay Mallaayiin dollar dadka abaaruhu ku saameeyeen Somalia 23/06/2022 Midowga Musharixiinta KGS oo sheegay inay ka walaacsan yihiin Amniga Shirka Baydhabo 10/01/2023 Maraykanka oo walaac ka muujiyay kalsooni kala noqoshadii Ra’iisul Wasaare Kheyre 26/07/2020 Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif oo ka digey dib u dhaca doorashada 18/01/2021 Norway oo dib u fureysa Safaaradeedii Magaalada Muqdisho 17/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan. 05/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/11/2019 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 25/08/2022 Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye 04/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.