Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil & Aabihiis kudilay degaan katirsan Gobolka Mudug written by Warsan Radio 17/10/2022 Maleeshiyaad hubeysan ayaa Maanta Barqadii waxaa ay duleedka degmada Bursaalax ee gobolka Mudug Puntland kudileen Wiil Aabihiis, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.Goobjooayaal ayaa sheegay in Wiilka iyo Aabihiis oo ahaa Xoolo dhaqato ay raga hubeysan dhowr xabadood ku dhufteen, halkaasna ay ku geeriyoodeen, xilli ay la jireen xoolo ay lahaayeen.Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilka loo geystay Wiilka iyo Aabhiis, waxana wararka ay sheegayaan in uu la xiriira aanooyin qabiil iyo dilal horay uga dhacay degaano katirsan gobolka Mudug.Ciidamo katirsan kuwa Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, kuwaas oo wada baaritaano ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa maleeshiyaadkii ka dambeeyay dilkaas.laamaha Amiga gobolka Mudug iyo kuwa degmada bursaalax ayaan weli hadlin dhacdadaan, hayeeshee dhowr jeer ayaa dilal la xiriira aanooyin qabiil ay ka dhaceen degaano katirsan gobolka Mudug, kuwaas oo la xaliyay. Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil & Aabihiis kudilay degaan katirsan Gobolka Mudug was last modified: October 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya You may also like Xasan Ruuxaani oo Sheegay in Maraykanku uu ku ceeboobay Golaha Ammaanka hortiisa 16/08/2020 Daaw Video Guddiga gurmadka abaaraha gobolka Bokool ayaa soo geba gebeyeey kormeer ay ku sameynayeen deegaanada 22/01/2017 RW Ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo Daahfuray Shir looga hadlayo Hormarinta Cadaaladad iyo Garsoor Madax banaan 15/07/2023 DF oo shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah 30/07/2020 Dhageyso:-Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Laga Yaabo Inuu Iscasilo Sida Ka Muuqata Hadlkiisa 17/10/2017 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 27/11/2022 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 19/09/2022 Puntland oo dil toogasho ku xukuntay Shabakad ku eedaysan Shabaabnimo 21/06/2022 Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay musiibo ku soo wajahan Soomaaliya 08/07/2020 Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay 20/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.