Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho written by Warsan Radio 07/11/2022 Rag hubeysanaa ayaa waxaa la sheegay in degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay maanta ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cumar Abshirow, kadibna ay goobta ka baxsadeen.Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dilka Wiilka Dhalinyarada ah, waxaana wararka aan helnay ay sheegayaan in rag Burcad ah oo doonayay inay dhacaan ay kudileen Xaafada Kaawa-godeey qeybta degmada Dharkeenleey.Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Abshirow ayaa la dhashay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka, wuxuuna kamid ahaa Dhlinyarada wax bartay ee kunool Magaalada Muqdisho.Ciidamo katirsan dowladda ayaa tegay halka dilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday meydka Wiilka dhalinyarada ah, hayeeshee aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.Magaalada muqdisho ayaa sibareer ah mar walba loogu dilaa dadka Shacabka ah, iyada oo dhowr jeer qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ay kooxo burcad ah kudileen dad Shacab ah oo ay dhac u geysanayeen. Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho was last modified: November 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Imaaraadka Carabta oo cambaareeyay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho next post Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarka ay saaka Al-Shabaab ku qaaday Saldhiga Qaayib You may also like Dowladda Soomaaliya oo shirkad diyaaraddeed oo ka diiwaan gashan Kenya ka mamnuucday dalka 17/05/2021 Tigray oo jawaab kulul ka bixisey eedeyn kaga timid QM 26/08/2022 Ciidamo gadoodsan oo xirtay wadada u dhaxeysa Garoowe & laas-Caanood 02/11/2021 Dowlada Mareykanka oo muwadidini ay Soomaali kujiraan oo dacwad ku soo oogatya 21/09/2022 Akhriso:-Guddiyada Joogatada ee golaha Shacabka oo maanta shaaciyay xilliga uu si rasmi ah u furmayo Kalfadhiga 5aad ee baarlamaanka Soomaaliya 21/03/2019 Ciidanka Amniga oo Muqdisho Dil iyo dhaawac ugu geystay Burcad 21/03/2024 On International Mine Day, UN envoy highlights need for collaboration to eliminate threat 04/04/2020 DHAGEYSO: CASHARKII 28AAD EE TAFSIIRKA QUR’AANKA KARIIMKA EE SH. XASAN GAAB 16/01/2018 Maxay Real Madrid U Baahan Tahay Si Ay Xaqiijisato Hanashada Horyaalka La Liga Ka Dib Guushii Xalay Ee Barcelona? 22/04/2024 Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif oo ka digey dib u dhaca doorashada 18/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.