Faahfaahin diyaarad ku dhacday duleedka degmada Caabudwaaq written by Warsan Radio 17/12/2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad ay ku burburtay garoonka labaad ee degmadaasi ay leedahay.Diyaaradaan oo siday qaadka Kenya ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Moqor ee degmada Caabudwaaq kadib markii ay luguhu ubixi wayeen.Majirto wax qasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilkaan diyaaradeed marka laga reebo burburka diyaaradan.Laamaha amniga degmada Caabudwaaq ayaa gaaray halka shilka uu ka dhacay, waxa ay hadda ay baaritaano ku waddaan waxyaabaha keenay shilka.Maalmihii lasoo dhaafay ayaa degmada Caabudwaaq waxaa ka taagnaa khilaaf ka dhashay cida keenaysa qaadka Kenya. Faahfaahin diyaarad ku dhacday duleedka degmada Caabudwaaq was last modified: December 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Gudoomiyaha golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga la qaban doono dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed You may also like Madaxweyne Donald Trump oo wali diidan guusha doorashada Joe Biden 11/11/2020 Daawo WAR DEG DEG AH: SADEX WASIIR OO XILKA LAGA QAADAY IYO KUWA CUSUB OO LA MAGACAABAY (AKHRISO MAGACYADA) 04/01/2018 kiisas cusub ee coronaviruse oo soo kordhay iyo Saddex qof oo Muqdisho ugu geeriyootay Coronavirus 16/04/2020 Dhageyso:-Baraamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Haweenka 12/08/2020 Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala 08/10/2022 Ciidamada Xoogga Oo AMISOM Kala Wareegayo Qorshaha Amniga Dalka 16/04/2021 Dowladda Qatar Oo Gargaar Caafimaad U Soo Direyso Somaliya 04/05/2020 Howlgal laga sameeyay Xaafado katirsan Magaalada Baraawe 21/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/02/2022 Hay’addaha ka howl-gala gudaha Dalka oo lagu amray inay Isticmaalaan Bankiyada Dalka 24/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.