Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay doorasho hal dhinac ah xiriirka kubada cagta written by Warsan Radio 24/12/2022 Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS waxay xoojinaysay baaqii ay soo saartay 11/ 12/2022 iyo midkii ka soo baxay xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA ee ku saabsanaa inaan la aqbalaynin doorasho hal dhinac ah oo kala qaybinaysa xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.Shir fogaan arag ah oo ay yeesheen wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayay isla qireen halista ka imaan karta doorasho aan la isku raacsanayn oo hal dhinac qabsado iyo sida ay u xagal daacin karta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo u xilsaaran ilaalinta mabaad’ida asaasiga ah ee midnimada Sports-ka dalka iyo kor joogtaynta doorashada ay qabsanayaan xiriirrada kala duwan ayaa ku dadaali in doorasho lagu wada qanacsanyahay la qabto.Bahda Sports-ka Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadda kala jooga ayaa soo dhoweeyay bayaankii wasaaradda ka soo baxay todobaadkii hore . Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay doorasho hal dhinac ah xiriirka kubada cagta was last modified: December 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wafdi ka socda TPLF oo kusii jeedda gobolka Tigreega next post Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/04/2021 Dhageyso;- Warka Dhuhur ee Idaacada Warsan 25/03/2022 Muqdisho: Dadaalo lagu doonayo in Militariga looga saaro magaalada oo socdo 04/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha 30/12/2022 Dhageyso Xildhibaan Idiriis Cabdi Taqtar Sanad guwradeedi RRA Aan ka wareeysanay. 07/06/2017 Mareykanka oo door ku yeelanaya Wadahadalada Somalia iyo Somaliland 16/08/2023 Akhriso: Hadal Jeedintii Madaxweynaha Puntland Ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Dalka Zambia 14/11/2022 Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? 23/05/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/01/2021 Maxkamadda sare ee Maraykanka oo diiday codsi uga yimid Trump 14/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.