Xubno katirsan Guddiga loo xilsaaray dhibaatada ka taagan laas-Caanood oo is casilay written by Warsan Radio 04/01/2023 Waxaa maanta iska casilay xubinimadii Guddiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) uu u xilsaaray inay warbixin ka leenaan dhibaatada ka taagan Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolla Sool.Labada Xubnood oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa lagu kala magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi-Carab) iyo Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Geel-gaad) ooXildhibaanada oo ka soo jeeda Beelaha Direed ayaa iscasiladooda waxay timid markii ay shir maanta yeesheen Xildhibaanada Beeshaas oo saluugsan qaabka loo wajahayo arrinta Laascaanood.Waxaa ay sheegeen in sababo iyaga u gaar ah ay isaga casileen Xubnimada Guddiga, iyaga oo u mahad celiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Xubno katirsan Guddiga loo xilsaaray dhibaatada ka taagan laas-Caanood oo is casilay was last modified: January 4th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga dalka next post DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE IDAACADA WARSAN You may also like Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ka iibinaya Kenya 05/06/2021 21 qof oo ku dhimatey Shil tareen 11/06/2022 Khasaaro ka dhashay Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan Sanaag 27/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 27/09/2018 FAAH FAAHIN Qaraxyo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho, 20/08/2022 BAAFIN BAXSSAD 02/10/2016 Khasaare ka dhashay Madaafiic lagu garaaca xaafado ku dhow Villa Somalia 01/09/2022 Xaafada Waaberi (B) oo Caawa la sagootiyey 15/05/2020 Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Dhagaxtuur (Sawiro) 01/07/2020 DHAGEYSO:Warka habeen 21 11 2016 21/11/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.