Madaxweyne Lafta gareen oo bulshada degmada Waajid kala hadlay dib u furista wadooyinka ay xirteen Alshabaab written by Warsan Radio 06/06/2023 Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulamo la qaatay Odeyaasha, Dhalinyarada, Haweenka, iyo saraakiisha laamaha aminiga Degmada Waajid oo ka dhagaystay Baahiyaha ay qabaan iyo sida ay ugu Diyaar garooben ka qeybqadashada Dagaalka Alshabab lagaga soo horjeedo.Sidoo kale , Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo qaybaha kala duwan bulshada degmada Waajid ayaa ka hadalaay sidii loo furi lahaa wadooyinka gobolka Bakool sanado badan u xeran Alshabaab.Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo looga hadlayay wejiga labaad dagaalka ka dhan ah Alshabaab ka waday gobolka Bakool , isaga oo la kulamy maamulka iyo bulshadaa degnmada Xudur . Madaxweyne Lafta gareen oo bulshada degmada Waajid kala hadlay dib u furista wadooyinka ay xirteen Alshabaab was last modified: June 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamaijka Kulanka Warsan next post Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo Taageeray go’aannada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/02/2020 Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil & Aabihiis kudilay degaan katirsan Gobolka Mudug 17/10/2022 Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay Amniga & dhaqaalaha 06/12/2021 DHAGEYSO:-DOOD KU SAABSAN CADAALADA GAAR AHAAN HAWEENKA IYO XAQUUQDOODA 23/09/2020 Shiinaha oo dhaqaale ugu deeqay dadka Soomaaliyeed ee daadadku waxyeeleeyeen 13/08/2020 Dawladaha Sacuudiga iyo Iran oo 7 sano kadib is-dhaafsaday Safiiro 06/09/2023 Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha 10/05/2022 Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Baydhabo iyo Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacaya 22/11/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/12/2020 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Radio Warsan 08/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.