Taliyaha Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaral Xasan isxaaq Cumar (Xasan Baydhabo) ayaa Ku sugan Difacyada furinta hore ee dagaal ayaa Maanta Ciidamo aad u badn u wato uruqansadey Dhanka Degmada Waajid Ee Gobalka Bokool Ujeedka Ayaa ahaa Sidii Looga saarinlahaa lahaa Kooxda Al Shabab Ee Kusugan Qeybo kamid ah Dhulka Howdka ah Ee Gobalada Baay iyo Bokool.
Shaley ayey ahayd markii Al-shabaab weerar ay ku soo qaadeen Airport Degmada Waajid weerarka ay rabeen alshaab in ay cagta ku mareyaan ayaa fashilmey.
Ciidanka ku sugan agagaarka garoonka iyo guud ahaanba Degmada waajid ayaa hada wado howlgalo ka dhan ah al-shabaab iyo sidee looga saari lahaa guud ahaan deeganada kgs.
Aqriso+Sawiro:-Ciidanka qeybta 60aad ee xooga dalka Somaaliyeed ayaa dagaal kula galey alshaabab wadada xariirisa Waajid iyo Guufgaduud buurey.
previous post