Doorashada meesha 5 gabaas waxaa ku tartamaaayey laba musharax oo kala ahaa jeele macalin iyo cabdiriish isaaq iyadoo goob jog ay ahaayeen xildhibaano ka ka tirsan konfur galbeed haween dhalinyaro iyo cuqaal
Jeele macalin cali waxaa loo doortey malaaqa guud ee beeshaas isagoo malaaqa cod ahaan u heley 105 sida uu ka dhawaajiyey gudoomiyaha doorahsa beeshas axmed sahal
Qaar ka tirsan xildhibaanada beeshas metela ayaa hambalyo u direy malaaqa la doortey
Ugu dambeyn jeele macalin oo loo doortey malaaqa beesha 5 gabaas ayaa goobta ka Hadley
Malaaqan Ayaa Bedeley Malaaqii Hore ee Beeshan oo Ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaliya