Munaasabad kooban oo ay xilalkii ay kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta koonfur Galbeed Ugaas Xasan iyo wasiirka cusub ee wasaaradasi Mudane Ilyas Ali ayaa kadhacadey xaruunta wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka koonfur galbeed.
Munaasabadda xil-wareejinta waxaa kasoo qeyb galey masuuliyin katirsan Dowladda federaalka iyo Masuuliyiin maamulka koknfur galbeed odoyaasha dhaqanka bahda warbaahinta
Dhamaan masuuliintii hadashay waxay bogaadiyeen howsha wanagsan ee wasarada kasocoda, waxayna illah uga baryeen wasiirka cusub inuu illah xilka culus ee loo dhiibey u fududeeyo .
wasiirkii hore warfaafinta koonfur galbeed ayaa xilka kiu wareejiyey wasiirka cusub xilka loo magaacaabi mudane ilyaas cali. Ugaas cali
ugaas xasan ayaa hambalyo iyo bogaadin ujeediyey wasiirka cusub asigoona ilaah ugu baryey in xilka culus loo dhiibey ilaah ufududeeyo ugaaska oo kahadlay xafladda xil wareejinta ayaa ka sheekeeyey waxyaabihii u qabsoomay intii uu xilka hayey wasiirka wasaaradda warfaafinta koonfur galbeed asigooona ahaa wasiirkii ugu horeeyeyee wasaaradda warfaafinta xilka qabta
Dhinaca kale wasiirka cusub wasaarada warfaafinta koonfur galbeed ilyaas cali ayaa ugu mahadnaqay wasiirkii hore ugaas xasan uu xilka ugu wareejiyey iyo siddii howr karnimadda uu ugu shaqeeyay wasasradda iyo kaalintii uu kaqaatay horumarinta qeybaha kala duwan ee wasaaradda warfaafint.
wasiir ilyaas oo kamid jaaliyadda koonfur galbeed ee dalka ingiriiska asigoo qeyb weyn ka ahaa dadaaladii horumarinta koonfur galbeed ugargaarka bulshada koonfurgalbeed