Farmaajo & Xoghayaha QM oo ka wada hadlay doorashooyinka & Amniga written by Warsan Radio 12/04/2022 Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farjaamo ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihin doorashooyinka, arrimaha amniga, abaaraha iyo hawlgalka cusub ee ATMIS.Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta Qaramada Midoobay, Xoghayaha Guud Antonio Guterres iyo madaxweyne Farmaajo ayaa ka wada hadlay in la dedejiyo hannaanka doorashada ee Soomaaliya, isaga oo xoghayaha guud uu sheegay inuu rajaynayo in si degdeg ah loo soo gebagebeeyo geedi-socodka doorashada iyo in arrimaha taagan lagu dhammeeyo wada hadal.Xoghayaha guud ayaa la wadaagay madaxweyne Farmaajo, sida uu u garab taagan yahay Soomaaliya gaar ahaan xilligan ay sare u kaceen weerarada ururka Al-Shabaab iyo abaaraha daran ee Soomaaliya ka jira.Xoghayaha guud ayaa sidoo kale muujiyey sida uu u taageersan yahay hawlgalka cusub ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS, isaga oo Soomaaliya u rajeeyey inay awood u yeelato inay si buuxda ula wareegto amnigeeda. Farmaajo & Xoghayaha QM oo ka wada hadlay doorashooyinka & Amniga was last modified: April 12th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xukuumadda Somalia oo Ciidamada uga digtay inay ku milmaan Siyaasadda next post Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab You may also like Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay la taliye Sare 07/01/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/05/2021 Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga oo maanta go’aan ka gaaraysa kiiska badda 12/10/2021 Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray degmada Matabaan 21/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan 30/05/2023 Puntland oo gacanta ku dhigtay dadkii dilay Nabadoon Walloore 16/07/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/06/2020 Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Dad cusub oo laga helay COVID-19 20/04/2021 Sawirro: Xaflad xilka uu kula waregaayey gudoomiyaha cusub ee gobolka baay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim ‘Piano’ oo Baydhabo lagu qabtey. 16/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.