RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga written by Warsan Radio 18/05/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS.Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii dalka ka qabsoomay iyo wada shaqeyntoodii, waxa uuna ku boorriyay in ay sii dardar geliyaan howlaha nabad ilaalinta ee ay dalka u joogaan.Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS yaa siweyn uga qeyb qaatay Amniga doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho, iyaga oo kaashanayay Ciidamada Booliska Soomaaliya. RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhegeyso:-Warka Galab ee Radio Warsan next post Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/06/2021 Dalal raadinaya inay ku biiraan NATO 11/05/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka warsan 22/05/2023 Dhageyso:Wafdi ka socoda qaramada Madoobey oo maanta soo gaarey Magalada Baydhabo kullana la qaatey Qaar ka Mid ah Wasiirada Dowlad goboleedka KGS 04/02/2020 Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Saraakiisha Booliska Jubbaland 10/07/2021 AKHRISO:-Ciidamada Amniga oo toogtay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir 16/04/2017 Dhageyso:-wareysi Kulun ay isgu yimaadeen Gudiga Abaaraha KGS . 04/01/2017 Dhageyso:-Ku celis Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada 25/01/2021 Dowladda oo sheegtay in howlgal Saraakiil lagu dilay uu ka dhacay Ceel-lahelay 07/09/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Galmudug 17/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.