Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta written by Warsan Radio 25/05/2022 Dagaalka ayaa waxaa uu Galbeedka Gobolka Sitti ee dowlad degaanka soomaalida uu ku dhexnaray Ciidamo iyo maleeshiyaad Soomaali ah iyo maleeshiyaadka Canfarta oo kamid ah qowmiyadaha dega Itoobiya.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada iyo maleeshiyaadka Canfarta ay weerar ku qaadeen degaanka Cundhufa , halkaas oo ay degan yihiin Soomaalida, waxaana dagaal xoogan oo ka dhacay la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen 8 Ruux 7 kalena ay ku dhaawacmeen.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Aagag kala duwan, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in Ciidamada iyo Maleeshiyaadka Canfarta ay dib ugu laabteen halkii ay kasoo weerar tageen kadib markii ay iska caabin kala kulmeen Soomaalida Xoolo dhaqatada ah ee kunool degaanka Cundhufa ee dowlad degaanka Soomaalida.Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta ayaa kusoo laab laabtay dhulka Soomaalida Itoobiya, iyada oo dowladda Itoobiya ay kor ka fiirsaneyso dagaalka, isla markaana aysan weli qaadin tallaabo looga hortagayo ama markii uu dhaco lagu joojinayo. Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta was last modified: May 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka next post Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay You may also like Madaxweyne Deni oo wasiirro cusub magacaabay kuwo kalena eryay 23/05/2020 Akhriso+Sawiro:-Warbaahinta Muqdisho oo ku dhawaaqday olole wax loogu aruurinaayo xulka 17 jirada Somalia 28/04/2018 Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka 06/07/2022 Weriyihii Larry King oo u geeriyooday cudurka Covid 19 24/01/2021 Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha 07/07/2022 Madaxweynayaasha Galmudug & KGS oo la kulmay Xildhibaannada laga soo doortay degaannadooda 27/03/2022 Ciidamada amniga oo rasaas ku kala eryay mudaharaadyaal kasoo horjeeda dib u dhaca doorashada 05/07/2020 Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/01/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/07/2020 Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Hiiraan 10/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.