Guddoomiye Jeyte oo ka hadlay dilalkii ka dhacay Beledweyne farriin hanjabaad ahna diray written by Warsan Radio 31/05/2022 Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul uga hadlay dilalkii qorsheysnaa ee dhawaan Magaalada Beledweyne loogu geystay, Mas’uuliyiin, Askar iyo Odayaal dhaqan.Guddoomiyaha oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne kadib muddo uu ku sugnaa Muqdisho ayaa sheegay in Magaalada Beledweyne ay ku bateen dilalka taasina ka maakjl ahaan aysan aqbaleyn.Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan oo si kulul uga hadlay dilalka ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in tacsi ay taallo Magaalada Beledweyne, isla markaana ka maamul ahaan ka jawaabi doonaan.Hadalkaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa daba socda dilal qorsheysan oo ka dhacay Magaalada Beledweyne, sidoo kalena laamaha Amniga Magaalada ay sameeynayeen howlgallo kala duwan. Guddoomiye Jeyte oo ka hadlay dilalkii ka dhacay Beledweyne farriin hanjabaad ahna diray was last modified: May 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo Dhuusamareeb ka mamnuucay Gawaarida Muraayadaha Madow next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Baydhabo You may also like Wareysi: Dood Wadaag Ku saabsanaa Tabinta doorashooyinka Oo Baydhabo Lagu qabtay. 04/12/2022 Cabsi hoogna oo laga fatahaada Wabiga Shabeelle oo Maanta ka taagan Baladweyne 27/04/2024 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Caafimaadka 01/08/2021 Booliska oo xiray Haween jirdil u geystay Muuqaalna ka duubay Nin Dhalinyaro ah 11/12/2023 Xog faahfaahsan oo laga helay safar qarsoodi ah oo uu Farmaajo ku tagay Israa’iil 13/07/2022 Safiirkii Mareykanka u fadhiye Ruushka oo is casilay 05/09/2022 Afgembi militari oo ka dhacay dalka Guinea 06/09/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 21/05/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 10aad 09/08/2022 Kongareeska oo ansixiyay guushii Joe Biden 07/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.