Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb written by Warsan Radio 17/06/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka tiro madaafiic ah ay Al-Shabaab ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Magalada.Madaafiicda oo gaaraya ku dhawaad 10 siweyna looga maqlay Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa goobjoogayaal ay sheegeen inay ku dhaceen Garoonka iyo Agagaarkiisa, balse aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan Ciidamada Jabuuti ee katirsan holwgalka ATMIS iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in dhankooda ay madaafiic kale uga jawaabeen.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb ayaa hadda ah mid degan, waxaana Ciidamada Gorgor ay duleedka Magaalada ka wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay weerarkaasi hoobiyeyaasha ah. Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb was last modified: June 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Awoodda Militeriga: Soomaaliya oo ka sare martay waddan Yurub ka tirsan You may also like Faah faahin kasoo baxeysa Weerar iyo Dil ka dhacay Magaalada Boosaaso 11/02/2024 Mareykanka oo muwaadiniintiisa kala baxay Sudan & wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka 23/04/2023 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 18/02/2017 Fanaanka Bobi Wine oo sheegay in doorashada la musuq-maasuqay! 15/01/2021 Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow 22/06/2022 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 28/03/2020 Ciidanka DANAB oo la wareegay deegaano Cusub 20/04/2020 Taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Galmudug oo Maanta la dilay 17/07/2022 MD Qoorqoor oo booqasho ku tagay deegaanka Bandarqaali (SAWIRRO) 14/06/2020 Madaxweyne Farmaajo oo fariin ku aadan Ciidda Carafo u diray Shacabka Somaliyeed 30/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.