Galmudug oo sheegtay in dagaalkii Baxdo lagu dilay dagaalyahano Ajnabi ah written by Warsan Radio 18/06/2022 Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa qalabka sida, sida geesinimada leh oo ay saaka iskaga difaaceen weerarkii ay Shabaab kusoo qaaday degmada Baxdo.Dowladda Galmudug ayaa ku ammaantay Ciidamada qalabka sida, maamulka iyo shacabka degmada Baxdo sida feejignaanta leh oo ay uga hortageen Al-Ahabaab oo xogtooda la sii hayay, halkaasna ay kala kulmeen dharbaaxo, kagana carareen maydad gaaraya 70 oo ay kamid yihiin sedex ajaanib ah, hub iyo saanad fara badan iyo gaari ay ku diyaariyeen walxaha qarxa oo lala damacsanaa in lagu wax yeeleeyo shacabka degmada Baxdo. Galmudug oo sheegtay in dagaalkii Baxdo lagu dilay dagaalyahano Ajnabi ah was last modified: June 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray weerarkii Al-Shabaab ee Baxdo next post Dowlad ka cabanaysa weeraro dhanka Internet-ka oo lagu soo qaaday You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 24/06/2023 Maamulka Koonfur Galbeed oo in hub lagu dhex qaato ka mamnuucay Baydhabo 18/12/2022 Dhageyso:-CANUG LIXSANO JIR KA SOO JEEDA KOONFUR GALBEED OO ISAGOO KALIYAHA LAGALLA BAXAY MAYDKIISA LAGA HELAY QABUURAHA MACALI NUUR EE MAGAALADA MUQDISHO 25/06/2019 Xildhibaanada Labada Aqal Oo Mar Kale Maanta Su’aalo Adeg Weydiinaya Wasiir Beyle 29/06/2022 Ruushka oo shaaciyay in Dagaalka 3-aad ee Dunida ku bilaaban doonin Taangiyo 29/01/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/01/2020 Taaliban ayaa dalalka Islaamka u dirtey qeeylo dhaan 21/01/2022 Daawo: Trump oo loo qabtay 48-saac muuqaalna iska soo duubay 04/10/2020 Maxaa looga hadlay kulankii Saciid Deni iyo Lafta-Gareen? 12/09/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/12/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.