Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban oo wada kulamo uu codka kalsoonida uga raadinayo Xildhibaannada written by Warsan Radio 19/06/2022 Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ka wadaa kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.Xalay waxaa uu Muqdisho kulan gaar ah uu kula qaatay Xildhibaano kasoo jeeda degaannada Hir-Shabeelle oo ay kamid ahaayeen Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) iyo Cusmaan Maxamed Cabdi ( Daalo) iyo Xildhibaano kale.Dhawaan sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, isaga oo ka codsaday inay kala Shaqeeyaan in uu helo codka kalsoonida Baarlamaanka.Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu Baarlamaanka horgeeyo Ra’iisul Wasaaraha uu Magacaabay ee Xamsa Cabdi Barre si ay codka kalsoonida u siiyaan si uu u soo dhiso Golihiisa Wasiirada. Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban oo wada kulamo uu codka kalsoonida uga raadinayo Xildhibaannada was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxamed Bin Salmaan oo booqasho deg deg ah ku tagaya dalka Turkiga next post Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirka Booliska Adduunka oo Maanta furmaya You may also like Saraakiisha caafimaadka Kenya oo baaraya qof looga shakisan yahay xanuunka Ebola. 01/10/2022 QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar” 14/10/2020 Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo. 21/08/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 03/07/2020 Madaafiic lagu weeraray Saldhig kuyaal Shabeellaha Hoose 22/10/2021 Rooble oo la kulmay xildhibaanada Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Kenya 13/08/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 07/08/2022 Ciidamo Boolis ah oo xoog kula Wareegay Xarunta ay ku Shaqeeyaan Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka. 26/04/2022 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya 27/11/2017 DHAGEYSO :- WARKA HAEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA CAAWA IDIN SOO GAARSIINAYSA SHUKRI BIDHAAN DHAGEEYSI FIICAN 19/11/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.